Xidhiidhka Wada Shaqayneed & Iskaashiga
Cisbitaalka Guud ee Hargeysa waxa ay siyaabo kala duwan wada shaqayn u leeyihiin ama iskaashi uga dhexeeyaa dhinacyada hoos ku taxan:-
- Dhammaan Dhakhtarada heer qaran ee dalka;
- Dugsiga Tababarka Kaalkaaiyaasha ee Hargeysa;
- Jaamacadda Hargeysa;
- Jaamacadda Camuud
- Jaamacadda FFU;
- Jaamacadda Burco;
- Gudida Xirfadleyaasha Caafimaadka;
- Hay’adaha IOM, UNFPA, UNICEF. Iyo GTZ.
Mashaariicda Socota ee Cisbtaalka
Dhismaha:
- Dhismaha Qayb cusub oo Sifaynta kalyaha ah;
- Dhismaha Qayb cusub oo “Opstetni” ah
Mashaariicda kale ee ka socota Cisbitaalka Guud:
Mashaariic kala duwan oo qaarkood muddo dheer socdaan ayaa ka socda Cisbitaalka kuwaasoo ay ka mid yihiin Nutrition, Baahi-koob for Sexual and Gender Based Violence (SGBV), IPTCs Center, Mental Health, Maternity, and MIDA Projects Expertise, waxana kala shaqeeya Cisbitaalka ama taageera Hay’adaha IOM, UNICEF, UNDP, GTZ, UNFPA, iyo dhinacyo kale ba.
