Mashaariicda Socota ee Cisbtaalka
Dhismaha:
- Dhismaha Qayb cusub oo Sifaynta kalyaha ah;
- Dhismaha Qayb cusub oo “Opstetni” ah
Mashaariicda kale ee ka socota Cisbitaalka Guud:
Mashaariic kala duwan oo qaarkood muddo dheer socdaan ayaa ka socda Cisbitaalka kuwaasoo ay ka mid yihiin Nutrition, Baahi-koob for Sexual and Gender Based Violence (SGBV), IPTCs Center, Mental Health, Maternity, and MIDA Projects Expertise, waxana kala shaqeeya Cisbitaalka ama taageera Hay’adaha IOM, UNICEF, UNDP, GTZ, UNFPA, iyo dhinacyo kale ba.
