Noocyada & Tirada Cududa Shaqaale ee Cisbitaalka (Sanadka 2019)
HR Categories | Number |
Directors | 6 |
Heads of Sections | 27 |
Wards Managers | 21 |
Physicians/Doctors | 135 |
Surgeons | 13 |
Pharmacists | 17 |
Technicians | 20 |
Clerical Staff | 6 |
Therapists | 3 |
Professional Nurses | 71 |
Associate Professional Nurses | 222 |
Professional Midwives | 21 |
Other Skilled Staff | 101 |
Skilled Volunteers (Unpaid) | 14 |
Auxiliary Staff | 6 |
TOTAL | 683 |

Doorka Gudida Caafimaadka ee Cisbitaalka
- Abuurista, joogtaynta, horumarinta iyo isuduwidda wada shaqaynta iyo iskaashiga Cisbitaalka iyo bulshada, iyo daneeyayaasha kale;
- Dhaqaale u ururinta waxkaqabashada baahiyaha ka jira iyo hawlaha Cisbitaalka;
- Kormeerka, iyo qiimaynta habsami u socodka hawlaha shaqo iyo adeeg bixinta Cisbitaalka;
- Hagaajinta hannaanka isuduwideed iyo wada shaqaynta Hay’adaha la shaqaynaya Dhakhtarka;
- Talo bixinta la xidhiidha hawlaha iyo horumarinta Cisbitaalka oo ay siiyaan Maamulka Cisbitaalka.