Qaab Dhismeedka Cisbitaalka
Cisbitaalka Guud ee Hargeysa waa Waax leh madaxbanaani-hoosaad (Semi-autonomous) xagga maamulka kana tirsan Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL oo uu hoggaamiyo Agaasime Guud uu soo magacaabo Madaxweynaha JSL marka uu helo Talo-bixinta Gudida Caafimaadka Cisbitaalka oo ah 7-xubnood oo si dadban ula shaqeeya Cisbitaalk
Shaxdda Qaab Dhismeedka

Waaxaha Hawlaha Shaqo ee Cisbitaalka
- Waaxda Maamulka & Maaliyadda;
- Waaxda Daawaynta;
- Waaxda Qalliimada;
- Waaxda Kaalkaalinta Caafimaad;
- Waaxda HagaajintaTada Waxbarashada
- Waaxda Gudiyada Cisbitaalka.
Sida waafaqsan Shaaxda Qaab Dhismeedka Cisbitaalka ee kor ku muujisan, waxa uu Dhakhtarku ka kooban yahay lix waaxood oo muhiim ah (Key departments), waxana ka farcama ku dhawaad soddon qaybood (Sections/units) oo la xidhiidha hawlaha shaqo ee adeeg bixinta iyo maamul socod siinta Cisbitaalka Guud, waxanay kala yihiin kuwan soo socda: