Qiyamka iyo Mabaadii’da Cisbitaalka

Dhammaan hawlaha shaqo ee adeeg bixinta caafimaad ee Cisbitaalka Guud ee Hargeysa waxa saldhig u noqonaya ama hagaya dhaqan leh daacadnimo, xirfad aqooneed sugan, xushmad, dabacsanaan iyo naxariis loo leeyahay badbaadinta nolosha qofka bukaanka ah, wada shaqayn, iyo iskaashi, naxariis, isla xisaabtan iyo masuuliyad heerkeedu sarreeyo.