Saacadaha Shaqada & Wakhtiyada Isbedelka Kaltannada Cisbitaalka
Cisbitaalka Guud ee Hargeysa waa Dhakhtar ku yaalla Caasimad ay ku nool yihiin dadweyne ka badan hal malyuun, isla markaana ay si joogta ah uga yimaadeen dadku dhammaan Gobollada dalka heerka adeeg bixinta noociisa ah ee uu kalida ku yaha awgeed. Dabeecadda Waxa ay taasi ka dhigaysaa dabeecadda shaqada Cisbtaalka inuu si joogta ah u shaqeeyo 24-ka Saacadood wakhtiga si loo xaqiijiyo u adeegista baahiyaha caafimad ee bukaanka iyo bad baadinta nolosha bulshada. Waxa looga hawlgalaa Saacadaha Shaqada Cisbitaalka seddex Kaltan kala ah Gelinka hore, Gelinka Dambe iyo Habeenka oo ah Kaltanka ugu wakhtiga dheer ama 12 Saacadood oo heegan ah lagu jiro qaybaha ugu muhiimsan ama khaasska ah ee Adeega Caafimaad ee Cisbitaalka Gargaarka Degdegga ah, Dhalmada, Sifaynta Kalyaha, Daryeelka Adeega Khaaska ah (ICU), Neerask
No | Kaltanka | Wakhtiga Bilawga & Dhammaadka | Dherarka Wakhtiga |
A | Day Shift | 7:00 am to 2:00 pm | 8 Hours |
B | Afternoon Shift | 2:00 pm to 8:00 pm | 6 Hours |
C | Night Shift | 8:00 pm to 8:00 pm | 12 Hours |