Yoolka Istaraatiijiyadeed
- Xaqiijinta adeeg caafimad hufan iyo horumarinta tayada sare ee daryeelka caafimaadka;
- Horumarinta nidaamka hawlqabadka iyo hannaanka maamul wanaagga Cisbitaalka;
- Kor u qaadista aqoonta, kartida iyo awoodda hawlqabasho ee Shaqaalaha Cisbitaalka;
- Horumarinta nidaamka maamul maaliyadeed iyo hawleed ba ee Cisbitaalka;
- Dayactirka iyo horumarinta qaybaha adeega (Facilities), iyo qalabka adeega Cisbitaalka.
